Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo wadooyin badan kasoo xidhay Somaliland wakhti yar…..

Somaliland ayaa u aragta in uu madaxweynaha Soomaaliya oo xilka haya wax ka yar hano sano iyo badh inuu kasoo xidhay wadooyin badan oo ay ku gor gortami jireen  Gooni isku taagooda in ay haystaan xili Somaliland maamul cusub uu talada qabtay.

Qudobada uu kasoo xidhay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo waxa kow ka ah Hawada Soomaaliya oo laga mamaulayo magaalada Muqdisho taas oo sabab u nqonaysa caalamka in diyaaradahooda aysan iska dagi karin Hargeysa iyo Ber- Bera amar la’aan.

Sidoo kale waxaa kamid ah dowladaha Imaaraadku hogaaminayo oo cadaadis kala kulmay dowlada Soomaaliya si danahooda siyaasada aysan uga fushan Somaliland, waxaana kamid ah saldhiga Ber-Bera oo ilaa hada suuro galin in uu shaqeeyo.

 Geesta kale madaxweynaha Soomaaliya ayaa kala fur furay siyaasada Sool,Sanag Iyo Cayn waxaana arintan ugu dambeeyey Shirkii Buuro wadal  ee Isimada go’aanka kasoo saareen oo uu tageerayey Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo.

HALKAN KA DAAWO DOOD CULUS

Post Comment