DEG-DEG: DAAWO: Cali Khaliif oo si degdeg ah u dalbaday in ciidamada Soomaaliland la geeyo Yoocade Garowe, haddii kale uu ka baxayo heshiiskii..

Isimada Sool sanaag  iyo Cayn ayaa  sida Aarbitaraha kubbada cagta markuu dhex dhexaadinayo labo kooxooda  hadba dhinac u ordo ,  ayaa iyaguna   orodkaas mid la mid ah waxay ku yimaadeen deegaanka buurawadal waxayna soo saareen cambaareyn maleeshiyaadka SNM qabsashada deegaanka tukoraq

 

Dhinaca kalena kooxdii Caynaba ayaa wali farxad la dabaal dagaya qabsashada Soomalailand egaano ay kamid tahay tukoraq

 

6 thoughts on “DEG-DEG: DAAWO: Cali Khaliif oo si degdeg ah u dalbaday in ciidamada Soomaaliland la geeyo Yoocade Garowe, haddii kale uu ka baxayo heshiiskii..

  1. Dalalka Carabtu Dab ayey Somalia ka Hurin.
    Somalia amaankeedu faraha ayuu ka bixin
    Hadii aan askariga Hargaysa Fara kulul lagu qaban.
    Hubkii Siyaad Barre Hargaysa looga baqsaday iyo Hubka Carabtu sissy Hargaysa ayaa dhibaato dagaal lagu suubin.
    Dawladaha xubnaha ka ah FG, iyo Dawlada dayaanka Somali Ethiopia
    Waa in ay arintaan Sofara galiyaan.
    Madaxwayne Farmajo, si degdega usoo join booqashadaada , Puntland xaalad dagaal ayaa la galiyey.

    Reply
  2. Dalalka Carabtu Dab ayey Somalia ka Hurin.
    Somalia amaankeedu faraha ayuu ka bixin
    Hadii aan askariga Hargaysa Fara kulul lagu qaban.
    Hubkii Siyaad Barre Hargaysa looga baqsaday iyo Hubka Carabtu sissy Hargaysa ayaa dhibaato dagaal lagu suubin.
    Dawladaha xubnaha ka ah FG, iyo Dawlada dayaanka Somali Ethiopia
    Waa in ay arintaan Sofara galiyaan.
    Madaxwayne Farmajo, si degdega usoo join booqashadaada , Puntland xaalad dagaal ayaa la galiyey..

    Reply
  3. Dhaqdhaqaaqa Galkacyo kajira uusan khatar keenin , shacabka Galkacyo dhaqdhaqaaqa cadawgu iyo Naagaha Hawiye ee diradiraalka iyo Guubaabada dibadda kasoo dirin yeysan dadka wax yeelin

    Reply
  4. Ciidamadii Puntland ee Federal ka lagu wareejiyey waa in ay muddo Saacadaa Ku soo galaan Puntland.
    Ciidamadii Puntland ee Federal ka lagu wareejiyey waa in ay Saacado gudahood puntland ugu soo laabtaan.

    Dgaqfgaqaaq Cadaw oo naago Hawiyaa dibadda tacliimaad beena kasiinayaan ayaa kajira Kalkacy.
    Waa fariin degdega

    Reply
  5. Macluumaad naago Hawiyaa ay dibadda Ku shaacin Gaalkacyo khatar dagaal oo maleeshiyaadka Hawiye kaga timasda ayey Ku sugantahay.
    Sidaas darteed foojignaan ayaa loo baahanyahay har iyo habayn

    Reply
  6. Ciidamada puntland Federal ka kaga jira soo laabta idinka oo aan sugin
    amar, puntland xaalad deg dega ayey Ku jirtaa.
    Hargaysa madaxdeedu goobaha laysku hor fadhido ayey joogaan. Lagana yaabo in askarigu uu hugaaminayo ciidamadiisa

    Reply

Post Comment