DEG DEG:(Daawo)Baarlamaanka Puntland oo war kuluul kasoo saaray Idaacadda BBC Somali & Xildhibaanada oo Mooshin……

Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa mooshinkii ugu cuslaa ka keenay Idaacadda BBC-da kadib markii ay boggeed mareegta kusoo daabacday warbixino been ah oo ku saabsan nabad galyada Puntland iyo safarkii madaxweyne Farmaajo uu ku tagay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo ay ku tilmaameen shaqaalaha Mareegta BBC-du meel amnigeedu uusan sugnayd isla markaasna madaxweyne Farmaajo oo u badheedhay meel khatarteeda amni ay aad u sarayso.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 

 

 

Post Comment