DEG DEG:(Daawo)Beesha Dhulbahante oo iclaamisay dagaalkii ugu cuslaa & Hubka oo lasoo wada gurtay + Somaliland oo Qiil- Qiil ku jirta “Balankeenu waa dagaalka Laascaanood”

Xilli maalmihii ugu dambeeyey ay sii xoogaysanayeen xiisadaha dagaal ee ka socda gobolka Sool ayaa waxaa arintaasi markii ugu horaysay ka hadlay oo war culus kasoo saaray Isimadda dhaqanka Beesha Dhulbahante kadib shir ay iskugu yimaadeen.

Isimaddani ayaa sheegay in la qaban doono shir weyne balaadha isla markaasna ay kasoo qayb gali doonaan ergo kor u dhaafaysa 200 oo ergo, waxaana dhanka kale ay ka hadleen xiisadaha dagaal ee u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland oo ay ku dhawaaqeen xaalad dagaal taas oo ay ku micneeyeen in duulaan ay ku yihiin ciidamada Somaliland si ay uga sifeeyaan deegaanadooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Post Comment