Daawo Sawiro:Reer Gaalkacayo oo Qoraxda u taagan soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo & Shacabkii ugu badnaa oo….

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo haatan ku wajahan magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa soo dhoweyntiisa si weyn looga dareemayaa magaalada Gaalkacyo, iyadoona shacabkii ay u soo fadhiisteen Qoraxda si ay u arkaan madaxweynaha sharafta badan ee dalka.

HALKAN KA DAAWO SAWIRADA

Post Comment