DEG-DEG: DAAWO: Sarkaal Alshabab ah oo kasoo jeeda Puntland oo ku dhowaaqay digniin xoogan oo ku wajahan iyo duulaankii ugu xooganaa……

DEG-DEG: Sarkaal Alshabab ah oo kasoo jeeda Puntland oo ku dhowaaqay digniin xoogan oo ku wajahan…

Isagoo Fagaare kuyaala magaalada Jilib kula hadlayay kumanaan qof shacab ah ayuu sheikh Fu’aad Max’med Khalaf oo katirsan maleyshiyada Alshabaab ku baaqay in loo midoobo dagaalka lagula jiro ciidamada shisheeye ee duullaanka gardarrada ah kusoo qaaday Soomaaliya oo ay ugu horreeyaan Itoobiya iyo Kenya.

Sheekh Fu’aad ayaa ku dheeraaday ka hadalka dagaalka  isagoo shacabka Soomaaliyeed ku guubaabiyay in ay dalkooda ka xureeyaa gumeystayaasha jisiyadaha kala duwan leh.

 

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA.

 

Post Comment