DEG DEG:Ciidanka la dagaalanka argigxisada Puntland oo hawada soo galiyay idaacadd ka qayb qaadan doonta dagaalka…….

DEG-DEG: Ciidanka la dagaalanka argigxisada Puntland oo hawada soo galiyay idaacad ka qeyb qaadandoonta dagaalka…….

Ciidanka la dagaalanka argigxisada Puntland ayaa hawada soo galiyay idaacadiii ugu horeysay oo ku hadlidoonta afka ciidamada nabad sugida Puntland ee PSF.

 

Idaacaddaan oo xarunteedu tahay magaalada Gaalkacyo, ayaa laga dhegeysan karaa dhegaysan karaa Mawjadda FM ee 89.8 MHZ; Waxaad na ka maqli kartaa gudaha magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan nawaaxiga deegaanada u dhow magaalada Gaalkacyo.

 

Radio PSF Gaalkacyo waxaad ka dhegaysan kartaa barnaamiyo Diini ah, warar, madadaalo iyo wacyi gelin ku saabsan amniga iyo horumarka Puntland iyo guud ahaan dalkeena Soomaaliya.

 

 

Post Comment