DEG-DEG:- Dhulbahante oo ku dhowaaqay warkii ugu naxdinta badnaa ee ku socda Beesha Isaaq iyo saraakiisha iyo beesha caalamka oo lagu dacweeyay Muuse Biixi.

Bayaan kasoo baxay Dhulbahante,

 

Hadaanu Golaha Sool iyo Sanaag ee Qurba Joogta iyo Dal Joogta Waxaanu Si Mug Leh ugu Soo Dhawaynaynaa oo Aanu Qaadan Siduu ahaa Amarka Ka Soo Baxay Isimada Dhaqanka Dhulbahante ee Ku Shiray Buurawadal 11/1/2018.
Baaqaasoo ah in Dalka iyo Dadka Dhulbahante Laga Xoreeyo Beesha Daan Daansiga iyo Kibirka Ku Qabsatay ee ISAAQ Welina Sii Wada Barakicinta iyo Dhulboobka Gobolada Sool iyo Sanaag iyo Cayn.

Gudiga Golaha Sool iyo Sanaag Si Mug Leh Wuxuu u Taageerayaa unna Fullinayaa amarka Ka Soo Baxay Dhaqanka Dhulbahante ee Daarood.

Hadaanu Nahay Shacabka Dhulbahante insha allah Dib Dambe Shaadhadh Cad Cad iyo Muraayado Mad Madow idiinkuma Soo Gashan Doonaan Dhiigyo Cab Muuse Biixi Iyo Dhiigyo Cab Maxamed Kaahin oo Ku Naaxay Dhiigii Dadkii Soomaaliyeed ee Hore u Daadiyeen Hadana u Soo Tafaxaytay inay Daadiyaan Dhiig Cusub.

Shacabka Daarood Waxaanu ugu Baaqaynaa Inay Daafacdaan Dhashooda Dhulbahante iyo Warsangeli oo ah Biyihii Daarood ayna Isugu Tageen Beesha ISAAQ ee SNM oon u Kala Hadhin oo aanaan Annagu u Dhigmin Balse aan u Siman Nahay DAAROOD iyo ISAAQ.

Waxaan Beelaha Daarood Xusuusinaynaa in Beesha ISAAQ Ku Nooshahay Dhexmarka iyo Ka Ganacsiga Dhulka DAAROOD Sidaas Darteed Waxaanu u Soo Jeedinaynaa in Beelaha Daarood Inay Ka Xidhaan Xuduudaha Ganacsiga iyo isdhex Marka Gaadiidka iyo Xoolahaba.

Sidoo Kale Waxaan u Soo Jeedinaynaa Cid Kastoo Biyaha Daarood ah oo u Noqota Abaan Ama Horgale Xoolaha Iyo Gaadiidka Isaaq in ay La Mid Yihiin Cadowga SNM Isla Markaana Lagu Ciqaabo Falkaas Dulinimada ah.

Ugu Dambayn Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliyeed iyo Baarlamaankeeda iyo Beesha Caalamka Waxaan Ka Codsanaynaynaa inay Gartaan Waajibaadka Ka Saaran Difaaca iyo Xoraynta Gobolada SSC oo Hadda Afduub ugu Jira Beel iskeed Isu Magacwday inay Soomaali Ka Goosato Gobolo Midnimada Soomaaliyeed Rabana Xoog Ku Qaadato.

Hayada Caalamiga ah iyo Dawladaha Aduunka Waxaan Ku Wargelinaynaa in Dhaqaalaha ay Siiyaan Beesha ISAAQ ee Soomaaliland ay Ku Soo iibsato Hub iyo Saanad Meleteri ayna Ku Dhisatay Malaysiya Beeleed ay Ku Gumaado Kuna Barakiciso Shacab Soomaaliyeed oo Nabad u Deganaa oo ay Ka Mid Yihiin Gobolada Sool iyo Sanaag iyo Cayn Sidaas Darteed Waxaan Beesha Caalamka Ka Codsanaynaa inay Kula Xisaabtamaan Waxay Siiyaan Beesha ISAAQ ee SNM.

GUDIGA GOLAHA SOOL IYO SANAAG

Post Comment