DEG DEG:(Daawo)Somaliland oo war culus kasoo saartay mar kale dagaalka Tukaraq & Wasiiro Qaylo afka furtay “Afar Gobol Ciidamadii joogay ayaa nala soo dul dhigay” + Somaliland oo xaalad Qiil Qiil ah ku jirta……

Wasiirka Arrimaha gudaha maamulka Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland ayaa afka furtay, waxaana uu ku eedeeyey wasiirku in dowladda federaalka Soomaaliya iyo Puntland ay ciidamo soo dhoobeen qaybo kamid ah gobolka Sool.

Wasiir Kaahin ayaa xusay in Somaliland aysan dagaal wadin balse ay ka talinayso sidii nabad loogu wada noolaan lahaa deegaanka, isagoona sheegay in ilaa Afar Gobol laga soo daad guraynayo ciidamada si weerar ay ugu qaadaan Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Post Comment