DEG DEG:(Live U Dhagayso)Tukaraq oo war culus kasoo kordhay & Kala carar hada ka bilowday + P/Land iyo S/Land oo ciidamadii….

Warar la helayo ayaa sheegaya in maamulada Puntland iyo Somaliland ciidamo badan ay ku daabulayaan deegaanno ka tirsan gobolka Sool, gaar ahaan duleedka deegaanka Tukaraq ee gobolkaasi.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in xilli walbo la filan karo dagaal dhex mara Labada dhinac, iyadoo shacabkii ku dhaqnaa deegaanka Tukaraq ay kol hore bilaabeen iney isaga barakacaan halkaasi.

Labada dhinac ayaa warbaahinta isku mariyey hadallo colaad abuuri kara, mid walbana wuxuu sheegayaa inuu deegaankiisa difaacayo.

Warar madax banaan ayaa waxay sheegayaan in waxgaradkii ku howlanaa xallinta colaaddan ay ku guul dareysteen iney Labada dhinac ay nabadda ka dhaadhiciyaan.

HALKAN KA DHAGAYO CODKA 

 

 

Post Comment