Tuesday 18 September, 2018

DHEGAYSO-Mudaharaad Ka Dhan ah Soomaaliland oo Kadhacay Tukaraq.

Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ka dheceen dibad baxyo looga soo horjeedo maamulka Soomaaliland iyo boqolaal katirsan ciidankiisa oo muddo dhowr bilood ah ku sugan deegaankaasi.

Tobanaan kamid ah shacabka ku sugan deegaankaasi oo ku dhawaaqaya ereyo kadhan ah Soomaaliland ayaa isugu soo baxay bartamaha deegaanka walow ay caburis kala hortageen ciidanka gaashaaman ee Soomaaliland, oo doonayey inay cabburiyaan rabitaanka Shacabka.

DHEGAYSO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: