Sunday 15 July, 2018

MUUQAAL-Cali Khaliif oo Kashifay Haddii Beesha Dhulbahante Ku Biirayso Soomaaliland.

Cali Khaliif Galaydh oo dhowaan magaalada Widh-widh isugu yeedhay Qaar kamid ah Xildhibaanada Khaatumo magaalada Widh-widh ayaa waxaa Halkaasi looga dhowaaqay inuu Mudo Sanad ah loo Kordhiyey Xilka Madaxwayne oo ka bilaaban doonta Bisha 8-aad ee Sanadkan.

Maxamuud sheekh Cumar  Gudoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo ayaa Arintaasi ku dhowaaqay, Waxaana sidoo kale halkaasi ka hadlay Cali Khaliif oo diirada saaray wadahadalkii Khaatumo iyo Somaliland.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada