Tuesday 18 September, 2018

DAAWO-Cabsi Soo Food Saartay Shacabka Saylac Diyaarado Toban Toban u Dulmaraya iyo Madaafiic Lagu Garaacay Banaanka Magaalada Yaa Labeegsanayaa?

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Saylac ee Soomaaliland ayaa sheegaya in diyaarado joog hoose ku duulaya ay maalmihii ugu dambeeyey hurdada u diideen shacabka kunool degmadaasi.

Diyaaradahaani ayaa dul heehaabaya guryaha magaalada Waxaana cabsidii ugu xooganayd soo waajahday dadka shacabka ah ee kunool magaaladaasi, inkastoo aan la aqoon cidda iska leh diyaaradahaasi iyo ujeedkooda.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in diyaaradahaani ay u socdaan toban toban marka ay magaalada Dhaafaana ay maqlayaan rasaas xoogan

DAAWO.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: