Friday 20 April, 2018

DEG DEG-Muuse Biixi oo Sii Huriyey Dagaalka Puntland Gudoomiyena U Magacaabay Magaalo Puntland Katirsan iyo Gobol.

Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markale sii xumeeyey xiisadda iyo dhiilada colaadeed ee ka aloosan qaybo kamid ah gobolada Sool iyo Cayn, kadib markii uu maamul u soo magacaabay mid kamid ah gobolada Puntland.

Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu Mustafe Cabdi Muuse Nuur Guddoomiyaha Gobolka Buuhoodle oo ah gobolka Cayn oo kamid ah sagaalka gobol ee Puntland, islamarkaana ay kamid ah deegaamada Soomaaliland ay awoodi wayday inay u qabsato sida Laascaanood.

WAREEGTO-Madaxweynaha oo Magacaabay 24 Masuul Kuwa Kalena Shaqadii Ka Raacdeeyey.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

4 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan "DEG DEG-Muuse Biixi oo Sii Huriyey Dagaalka Puntland Gudoomiyena U Magacaabay Magaalo Puntland Katirsan iyo Gobol."

  1. Burcaawi says:

    Kkk waxaan la yaabay Caqliga Dhabayacda
    Kulahaa Somaliland baa buuhoodle qabsanwayday Adeer haku riyoon buuhoodle Adoo garoowe difaaci kariwaayay waayo Ciidanka Somaliland 50km ayuu u fadhiyaa tuulada garoowe wuuna sii socdaa Takale buuhoodle Somaliland way haysataa Siyaasiyan iyo Ciidan ahaanba waayo Maalin walba waxaa taga Wasiir Somaliland maad ka celisid hadii puntland joogto Mida kale ciidanka Somaliland way dhaafeen jiha kastana way ka xigaan Markii loo baahdana gudaha degmada way geli karaan horena way u galeen hadna way joogaan ciidanka Somaliland oo Deegaanka ka Soo jeeda
    Ugudanbayn Xar Majeerteenow Xabad ku soo rida Ciidanka Somaliland ee tukaraq dhinaca Bari ka Xiga Ilaa 10Km waad ogtihiin hadii dagaal dhaco in garoowe laysla geliyo
    Waxba haku wareegina buuhoodle iyo dhul beri hore la dhaafay

  2. mahad says:

    burcaawi fuck isaq dhilooyin wada siilwaaweyn , ma hooyada ayaa iska leh buhoodle , laba doofaar ayaa iska kaa dhalay, hargaysa waa lagu kala carari hadaad bakh bakhda joojin weydo, aniga oo dhulbahante ah ayaa futada kaa wasi adiga iyo isaqa nijaasta ah. sool iyo sanaag iyo cayn waxay katirsan yihiin puntland .

    • Burcaawi says:

      Anigu hablaha Caayi Maayo waayo hablaha Daarood way noo dhaxeen oo wayna dhaleen Cayna ugama Mudna adiguna Waxaad tahay qof daciif ah oo Naflacaariya hadalkaagayna ka muuqataa Maanta garoowe waxaba madhanto Marinka Gaza ee falastiin
      Waayo 50km Ayaa Ciidan u fadhiyaa oo waliba ku Sii socdaa bal hadaad wax hayso cabad rid xitaa Cirka Umma ridi kartid Run baan kuu sheegayaaye Darood waa kurdi sida kurdiga xuduudaha laydunku duqaynayaa
      Hawiyana haddaanu istaadhaynaa oo Xamar iyo Hargaysa kuu heshiiyaan sow kurdiin noqon maysaan
      Waliba Majeerteeniya isaaq ayay hoos yimaadaan wakii faroole hore u tidhi Hargaysa hoos tegaynaa oo ku darsanaynaa

  3. wiil waal says:

    Idoor wajees yar oo ladega besha darood wana edbinayna siday ahan jirtay.
    waxa kalo ceb ah in hablaha wax lagashego.
    mulaq bur raba inu laqo masurobayso.
    Dagaalka ila hargaysa wasoconya.
    Gawariidana uga dagiimayan ciidamada dhiranyasha dhulku wa dhulkayagi.
    niinki dhofkuyimi bay geriidu dhibaysa.
    wakhtigi cararkina dhow.

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada