Sunday 15 July, 2018

DAAWO-Hodon Cabdiraxmaan iyo Yurub Geenyo oo Hargaysa Gaarey Ujeedka Socdaalkooda iyo Faniin Wajiga Siin Waayey.

Fanaaniinta sida weyn sanadihii dambe uga soo caambaxay dhulka Soomaalidu degto Hodon Cabdiraxmaan iyo Yurub Geenyo oo ka soo kicitimay wadanka Jabuuti ayaa waxa ay gaareen magaalada Hargaysa ee xarunta Soomaaliland.

Fanaaniinta ayaa halkaasi siweyn loogu soodhoweeeyey xilli horay loo sheegay in labadaba laga saaray xidigaha Gees, waxaana meesha ka muuqday gudoomiyihii hore ee Xidigaha Geeska Abwaan Laabsaalax iyo Fanaaniin Kale.

DAAWO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada