Friday 20 April, 2018

DAAWO-Faysal Cali Waraabe oo Sheegay Inuu Hargaysa Ku Dhex Arkay Farmaajo Codsadayna In Warbaahinta Laga Sheego.

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ee Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay arrin lama filaan ah kadib markii uu sheegay isagoo kaftama inuu magaalada Hargaysa ku dhex arkay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Ninkaasi la dheho Xuseen Cabdi loona baahan yahay in warbaahinta loo sheego lagana sheego inuusan ahayn madaxweyne Farmaajo.

DAAWO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada