Thursday 20 September, 2018

DAAWO-Fanaanad Farxiya Kabayare oo Ku Dhegan Cawaale Aadan iyo Codad iyo Muuqaal Sir ah oo Laga Duubay.

Fanaanada Farxiyo Kabayare ayaa weerar ku qaaday fanaanka kale ee Cawaale Aadan kaas oo laga duubay Cod lagu weerarayo Fanaanada Kabayare.

Muuqaal ay Facebook soo dhigtay Farxiyo Kabayare ayaa waxaa ay sheegtay in Fanaanka Cawaale Aadan uu si weyn u aflagaadeeyay, Sidoo kale, waxaa ay soo bandhigtay codadka Fanaanka Cawaale Aadan oo caynaya iyada.

HOOS KA DAAWO FULL VIDEO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: