Friday 20 April, 2018

DAAWO-Xagee Kunool Yahay Diinka Adduunka Ugu Da’ada Weyn Uguna Culus.

Diinka ama dii-diinka ugu da’da weyn caalamka ayaa laga helay wadankan Kenya waxaana sidoo kale uu ugu da’ weyn yahay isla markaana ugu culus yahay diimanka laga helo caalamka oo dhan.

Waxa uu noqday kan ugu ugu faca weyn uguna culeys badan. waxaa diinkani uu ku nool yahay xerada xanaanada duurjoogta Haller Park ee gobolka Mombasa.

Inta baddan waxaa la hadal hayaa lagana hadal hayaa dalka kenya diinkas iyo Waxyaabaha uu caanka ku noqon doono iyado shacabka dalka kenya hadal hayaan.

RIIX HALKAAN MUUQAALKA KA DAAWO

 

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada