Saturday 21 April, 2018

DHEGAYSO-Madaxweyne Farmaajo iyo Jawaari oo Si Wadajir ah Warbaahinta Ula Hadlay.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale Madaxweyne Farmaajo oo goordhow la hadlay.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo uu garab taagan yahay Madaxweyne Farmaajo oo hadal kooban jeediyay waxaa uu sheegay in uu iscasilay, islamarkaana Faahfaahinta sababta uu isku casilay uu berri bixin doono.

Madaxweyne Farmaajo oo dhankiisa Warbaahinta la hadlay waxaa uu sheegay in Jawaari Muddo ka badan 50 Sano uu u soo shaqeeyay Qaranka Soomaaliyeed, islamarkaana uu yahay shaqsi uu baahan yahay Qaranka Soomaaliyeed.

DHEGAYSO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada