Sunday 15 July, 2018

Sawirradii Ugu Dambeeyey ee Liverpool Kahor Kulanka Man City Miyuu Kujiraa Mohamed Salah.

Garoonka kooxda ay leeyihiin maalqabeenada Carbeed ee Manchester City ayaa waxaa caawa lugta labaad ee koobka Champions League kuwada ciyaari doona Man City iyo Liverpoool, xilli lugtii hore 3 iyo 0 ay ku soo badisay Liverppool.

Haddaba kooxda Liverpool ayaa kahor kulanka cawa waxa ay helaysaa war farxadeed kadib markii ay tababarka buuxa ku soo laabteen, Andy Robtertson, Alberto Moreno iyo Mohamed Salah oo dhaawacyo kala duwan ku seegay kulankii Sabtida ee Everton.

Joe Gomes iyo Emre Can ayaa ah labada xidig ee ugu muhiimsan ee ka maqan kulankaan xiisaha badan ee Champions League.

SAWIRRO.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada