Friday 20 April, 2018

AKHRISO-Dowladda Federalka ah iyo Dowladaha Xubnaha Ka ah oo Caawa Garoowe Heshiis Ku Kala Saxiixday.

Magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa waxaa goor dhoweyd lagu soo gabagabeeyey shirkii warfaafinta Soomaaliya oo ay ka qayb galeen wasaaradaha warfaafinta dowladda Soomaaliya, dowladaha xubnaha ka ah, maamulka gobolka Banaadir, ururada warbaahinta iyo daneeyayaasha warbaahinta Soomaaliyeed.

Munaasabadda xiritaanka shirka ayaa waxaa lagu soo bandhigay war murtiyeed ka soo baxay shirkaasi oo goobta lagu saxiixay uu goob joog ka ahaa madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo madaxda warfaafinta Soomaaliyeed.

AKHRISO WAR MURTIYEEDKA.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Hal Fikrad Ayaa Laga Dhiibtay Ayaa Laga Bixiyay Warkaan "AKHRISO-Dowladda Federalka ah iyo Dowladaha Xubnaha Ka ah oo Caawa Garoowe Heshiis Ku Kala Saxiixday."

  1. Xogogal says:

    Xiriirka Puntland-Imaaraadka maaha mid Farmaajo.

    Turkiga fariisimihiisa waxba isagama jiraan xiriirka Puntland-Imaaraadka

    Puntland waa in ay ka hadasho oo wax ka qabato xaaladda faraha ka baxaysa ee jirta maanta

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada