Monday 16 July, 2018

DAAWO-Madaxweyne Farmaajo oo Waajahay Sucuudiga iyo Somaliland oo Qorshaha Qayb Ka ah.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Sucuudiga oo uu kulamo kula qaadan doono madaxda dowladda Boqortooyada Sucuudiga.

DAAWO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada