Friday 20 April, 2018

WAR DEG DEG AH-Gaadiid Dagaal oo Jidka Ku Baabay iyo Somaliland oo Ku Dhawaaqday Dhiamshada 3 Sarkaal.

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay duleedka tuulada Xamaas ee u dhaxaysa magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera.

Shilkaan ayaa yimid ka dib markii ay isku dhaceyn gaariga ay la socdeen saraakiishaan iyo gaari kale oo ay leedahay shirkada socdaalka ee Soomaaliland.

Sida ay tilmaamayaa wararka soo baxaya waxaa jira dhaawac badan oo qaar kood aad u liita.

Mas`uuliyiinta Soomaaliland ayaa wali ka hadlin shirkaan gaari oo ay ku geeriyoodeen saraakiil ka tirsaney ciidanka ilaalada xeebaha ee Somaliland.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada