Friday 21 September, 2018

DAAWO-Shirweynihii Khaatumo oo La Shaaciyey Puntland oo Taageertay iyo Wasiir Somaliland ah iyo Isin Reer Sool ah oo Isu Gacan Qaaday.

Shirkii Ay Ku baaqeen Iisimada Deegaanka Sool,sanaag iyo cayn Ayaa Baaqday xiliga uu dhaci lahaa oo lagu wadey inuu Dhaco Maal mahani, waxa la Sheegay inay shirka u Baaqday  Colaada Soomaliland  Kusoo qaaday Gobolka Sool Iyo Abaaraha Jira.

Boqor Khadar cali jaamac oo kamid ah isimada Beelaha dhulbahante Gaar ahaan Beesh Naayele Axmed  Reer Cilmi iyo Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore Ayaa Isku Gacan saaray Hotel Mustaqbal laascaanood.

Gacanqaadkan ayaa yimid kadib markii Shir uu Hogaaminaayo Boqorku oo beelaha  ugaadhayahan uga tashanayaan xaalada Amaan daro iyo Dilalka qorshaysan uu soo galay Hoolka shirka saleebaan cali koore iyo maleeshiyaad uu wato oo laga soo diray hargeisa iyadoo maamulka muuse biixi  cabdi ka qabo shirka beesha baqdin.

HOOS KA DAAWO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: