Friday 20 April, 2018

DHEGAYSO-Garaadkii Guud ee Beelaha Dhulbahante oo Khudbad Qiimaleh Jeediyey Miyuu Ka Hadlay Xaaladda Tukaraq, Somaliland iyo Somalia.

Garaadka guud ee Beelaha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah issimada ka qaybgalaya caana shubka beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdulaahi ayaa ka hadlay xaaladda dalka.

Garaadka Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in xilligaan umadda Soomaaliyeed ay daalantahay una baahan tahay siyaasi daacad ah oo isu keena kuna mideeya aragtidooda iyo rabitaankooda guud.

DHEGAYSO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada