Friday 17 August, 2018

DHEGAYSO-Somaliland oo Xabsi 3 Sano ah Ku Xukuntay Niciimo Abwaan Qorane iyo Aabeheed oo Qiiraysan oo Hadlay.

Soomaaliland oo saddex sanno oo xabsi ah kuriday Naciimo Abwaan Qorane maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta ku ridday xukun ah saddex sano oo xabsi ah abwaanad Naciima Axmed Ibraahim oo tan iyo 27-kii Janaayo ee sanadkan ku xidhneyd magaalada Hargeysa.

Maxkamadda ayaa ku dhawaaqday in lagu helay Naciima denbi lagu tilmaamay inay hadallo cay, iyo cambaareyn oo waxyeello ku mamuulka Somaliland jeedisay iyadoo markaa ku sugneyd muqdisho.

Abwaan Qoraane Dicaale oo ah abbeha dhalay Nimco ayaa siddi u arkoo xukuunka Radio Garoowe ugaa waramay isago kusugaan magalaada Hargaysa Khaliif Geelle Ayaa khadka Telephonka kuwaraystay.

DHEGAYSO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: