Friday 20 April, 2018

TOOS U DAAWO-Caleema Saarka Beeldaaje Maxamed Beel-daaje Ismaaciil.

Degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo lagu caleema saarayo beel-daajaha guud ee beesha Cali Saleebaan Beel-daaje Maxamed Beel-daaje Ismaaciil.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada