Friday 21 September, 2018

WASIRADII UGU DAMBEEYEY-Somaliland oo sii Holcisay Xiisadda Tukaraq Tallaabooyin Horlehna Qaaday.

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Tukaraq ee gobalka Sool ayaa sheegaya in maamulka Somaliland ay halkaas maanta ka dhagax-dhigeen labo mashruuc oo kala ah Saldhig ciidan Boolis iyo Ceel biyood cusub oo ay Somaliland hirgalinayso.

Wasiirka Horumarinta Biyaha ee Somaliland Saleeban Yuusuf Cali Koore oo horey hadalo hanjabaad ah uga jeediyey Hargeysa ayaa dhagax-dhigay mashaariicdan, wuxuuna sheegay in ay sidda ugu dhaqsaha badan uga hirgalin doonaan magaalada Tukaraq.

Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo ka hadlay madashaas ayaa markale soo qaaday daruuraha colaadeed ee dul-hoganaya Sool, wuxuuna cadeeyey in aysan Somaliland marnaba ciidamadeeda kala bixi doonin deegaanadaas oo ah buu yiri qeyb kamid ah dhulka maamulkaas.

SAWIRRO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

4 Responses to "WASIRADII UGU DAMBEEYEY-Somaliland oo sii Holcisay Xiisadda Tukaraq Tallaabooyin Horlehna Qaaday."

  1. Burcaawi says:

    Warkaa Wasiirka ayaa dhab ah ee qaata intaad buur madow baryaysaan

  2. Burmadow isaga nabaryay ogow.Dharbaxada an idiinku dhifano waxaad tagaysan gabilay kadibna cabdi ilay bad qaxooti igu ahanaysan.
    wakhtigiini so dhama shirka jamacada carabta ader anaga fadhiina jees yar oo an nas nujiin jiray ba ahaydeen waxana idiin dhisayna marki an somaliland katakhalusno mamuul layirahdo waqoyi galbeed stetd oo ay xukuman nimanki idoor xukumi jiiray ee garxejis.

  3. Kenedid Sheel says:

    Dhulbahante, ma iska qaban waayay Saleebaan Yuusuf Cali Koore?

  4. Ina Harti says:

    Waa ragganimo. Oo waxaan jeclaan lahaa nacaskan caloosha weyn ee GAROOWE fadhiyaa iyo nimankan ku daba tukanayaa inay xiniiyaha nimankan Harti sheeganaya oo Idoor hor hor boodaya yeesha. Aad iyo Aaad baan uuga xumahay

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: