Friday 20 April, 2018

DHEGAYSO-Cabsi iyo Xaalad Culus oo Ka Taagan Gobolka Gardafuu iyo Dowladda Puntland oo Gurmad Laga Dalbay.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno gobolka Gardafuu ee bariga Puntland ayaa sheegaya in xaaladdii ugu cuslayd ay ka taagan tahay deegaamadaasi, waxaana maamulka gobolkaasi uu ka dalbaday dowladda Puntland inay gurmad deg deg ah soo gaarsiiso deegaanka.

Gudoomiyaha gobolka Gardafuu Maxamuud Axmed Caynab oo lahadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in deegaamada gobolka Gardafuu ay ka taagan tahay abaartii ugu cuslayd islamarkaana ay dadku qarka u saaran yihiin inay haraad u dhintaan.

DHEGAYSO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada