Thursday 20 September, 2018

DHEGAYSO-Senator Cabdiqaybdiid oo Jeediyey Khudbad Qiiro Leh Sheegayse In Somalidu Aysan Aaminayn In Ducadiisa La Aqbalayo.

Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo katirsan xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya ayaa muddo dheer kadib jeediyey khudbad taariikhi ah oo uu kula hadlayo dhammaan siyaasiyiinta, dhaqanka iyo umadda Soomaaliyeed.

RIIX HALKAAN SI AAD U DHEGAYSATO.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: