Monday 16 July, 2018

AKHRISO-Shirkaddii Dhisaysay Wadada Isku Xirta Garoowe iyo Galkacyo oo War Soo Saartay Miyuu Joogsaday Jidkii?

Shirkadda Isxilqaan oo gacanta ku haysa dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka Garoowe iyo Galkacyo ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay warar sheegaya inuu istaagay dhismaha wadadaasi iyadoona caddaysay inuu socdo dhismihii wadadaasi.

AKHRISO

Warsaxaafadeed-JAWAAB-CELIN-AH-ICC-2

Dhinaca kalena, nabadoon Khaliif Awcali oo kamid ah mas’uuliyiinta shirkadda Isxilqaan ayaa waxa uu sheegay in arrimahaasi ay been abuur yihiin islamarkaana ay wadadu hadda marayso meel wanaagsan 27 KM oo kamid ahna ay laami saari doonaan.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada