Friday 21 September, 2018

DAAWO-Dowladda Imaaraadka oo Balanqaaday Inay Sii Wadayso Taageerada Puntland Xilli Saraakiil iyo Wasiiro Gaareen Qaw.

Xubno katirsan golaha wasiirada ee dowladda Puntland, saraakiil ka socota dalka Imaaraadka Carabta, saraakiil katirsan ciidanka badda Puntland iyo qaybaha bulshada ayaa deegaanka QAW oo hoosyimaada degmada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari kaga qaybgalay munaasabad qalin jebin ah.

Munaasabaddaan ayaa waxaa loo qaybtay arday ka qalin jebisey schoolka deegaankaasi oo ay gacanta ku hayso dowladda Imaaraadka Carabta, waxaana saraakiishii ka qaybgalay munaasabadda ee Imaaraadku balanqaadeen inay taageeradooda sii wadi doonaan.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO

 

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: