Friday 21 September, 2018

TOP NEWS-Cabsi Kajirta Gobolka Mudug iyo Galmudug oo Ciidamo Ku Ururinaysa Duleedka Galkacyo.

Ciidamada maamulka Galmudug ayaa lagu soo warramayaa in maanta dhaq dhaqaaqyo xoogan ay ka wadaan duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Dhaq dhaqaaqyada ayaa si weyn looga dareemayaa agagaarka deegaanka Bacaadweyn ee gobolkaasi, ilo wareedyo ku sugan deegaanka ayaa sheegay in laga cabsi qabo dagaal, maadaama dhaq dhaqaaqyo Ciidan laga dareemayo gobolka Mudug.

Ciidamada Galmudug oo garab ka helaya Maleeshiyaad deegaanka ah iyo Al Shabaab ayaa shalay ku dagaalamay Bariga gobolkaasi, waxaana weli xiisad u dhexeysa labada dhinac laga dareemayaa deegaanadii lagu dagaalamay.

Alshabaab Ku Hubaysan Gaadiidka Dagaalka oo Gobolka Mudug Soo Galay iyo Ciidanka Puntland oo Heegan ah.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: