SAWIRRO-Ciidamo Katirsan Kuwa Puntland iyo 24 Katirsan Gaadiidka Dagaalka oo Caawa Gaarey Tukaraq.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu caawa aanu ka helayno deegaanka Tukaraq ayaa sheegaya inay halkaasi gaareen in ka badan 30 kamid ah gaadiidka dagaalka Puntland oo ka kicitimay taliska guud ee ciidanka Puntland.

Mid kamid ah weriyayaashii maanta booqday deegaanka God-qaboobe oo horay talis ugu ahaa ciidanka difaaca Puntland ayaa sheegay in markii ay Garoowe dib ugu soo laabteen ay sii dhaafeen ciidamo aad ugu hubaysan gaadiidka dagaalka.

Ciidanka labada dhinac ayaa caawa isku horfadhiya duleedka Tukaraq waxaana galabta gabal gaabkii uu dagaal xoogan ka dhacay Bariga Tukaraq oo kamid ahayd goobihii dagaalku uusan maanta sida weyn uga qarxin ayna ku xooganaayeen ciidanka Soomaaliland.

DEG DEG-Taliskii Ciidanka Soomaaliland oo La Burburiyey iyo Saraakiisha Soomaaliland oo Xaqiijiyey.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: