Monday 28 May, 2018

MUUQAAL-Taliyaha Guud ee Ciidanka Soomaaliland oo Goob Derbi ah Warbaahinta Kula Hadlay Kana Qayliyey Dagaalka Tukaraq.

Taliyaha Militariga Somaliland ayaa ka hadlay dagaalkii ka bilowday deegaanka Tukaraq ee u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland, waxaana uu sheegay dagaalka inay soo qaadeen ciidamada Puntland.

DAAWO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada