VIDEO-Toos u Daawo Dagaalkii Galabta iyo Duleedka Tukaraq oo Hubka Toos Laysugu Garaacayo.

Xaaladda deegaamadii ay maanta ku dagaalameen ciidamada Puntland iyo Soomaaliland ayaa lagu soo waramayaa inay caawa degan tahay iyadoona ciidamada labada dhinac ay ku kala sugan yihiin fariisimadii lagu dagaalamay ee agagaarka Tukaraq.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka dagaalka iyo sawirradii ugu dambeeyey ee dagaalkii maanta oo labada dhinacba ay sheegeen inay hub iyo gaadiid dagaal ku kala qabsadeen mudadii uu dagaalkaasi socdey.

DAAWO

VIDEO-Toos u Daawo Dagaal Kii Galabta iyo Duleedka Tukaraq oo Hubka Toos Laysugu Garaacayo.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: