Sunday 27 May, 2018

VIDEO-Warbixin Koobaysa Wixii Maanta Ka Dhacay Deegaanka Tukaraq, Khasaaraha iyo Hubka La Kala Qabsaday.

Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool saaka aroortii waxaa dagaal ku dhexmaray ciidanka difaaca dowladda Puntland iyo kuwa Soomaaliland waxaana labada dhinac ay dagaalkaasi ka sheegteen guulo iyo inay kala qabsadeen, hub, gaadiid dagaal iyo goobihii lagu dagaalamayey.

WARBIXINTAAS HALKAAN KA DAAWO IYADOO DHAMEYSTIRAN 

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada