Sunday 27 May, 2018

DAAWO SAWIRRADA-Ciidanka Puntland oo Gaarey Waqooyiga Tukaraq Kuna Wajahan Dhanka Gambadha.

Ciidamada Difaaca ee Puntland ayaa hadda ku sugan dhanka Waqooyi ee magaalada Tukaraq oo ay afar bilood ka hor gacanta ku dhigeen ciidamada maamulka la baxay Somaliland, waxaana ay ciidamadu si dhameystiran ula wareegeen difaacyadii ugu dambeeyey ciidamada maamulka Hargeysa.

Ciidamada ayaa hadda kusugan dhanka Waqooyi ee magaalada Tukaraq, waxaana ay ku sii jeedaan deegaanka Gambara oo ay hadda duleedkeda ku dagaalamayaan ciidamadu, iyadoo la maqlayo hubka waa weyn oo laysku adeegsanayo.

SAWIRRO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Hal Fikrad Ayaa Laga Dhiibtay Ayaa Laga Bixiyay Warkaan "DAAWO SAWIRRADA-Ciidanka Puntland oo Gaarey Waqooyiga Tukaraq Kuna Wajahan Dhanka Gambadha."

  1. Mohamed says:

    https://karinnews.net/articles/26126/Karinnews-Oo-Heshay-Sawirada-Gaadiidkii-Shalay-La-Qabtay-Ciidammada-Puntland-Hoos-Ka-Daawo

    halkan sare ka daawo technicadii laga qabsaday maamulka Garowe inta la dilay waxay gaadhaysaa 54 dhaawac tiro beelay xataa maydkii way guran kari waayeen waxa goor dhaway Burco la soo gaadhsiiyey maxaabiistii laga qabtay warkan kalmad been ama dacaayad ahi kuma jirto.

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada