Monday 28 May, 2018

DHEGAYSO-Masuul Katirsan Puntland oo Caawa Jiidda Hore War Culus Kaga Dhawaaqay.

Masuuliyiinta Puntland ee gobolka Sool gaar ahaan degmada Boocame oo Tukaraq hoostimaado ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in ciidanka Puntland ay guulo ka gaareen dagaaladii ka dhacay deegaamadaasi islamarkaana Soomaaliland ay ku soo duushey.

Gudoomiyaha degmada Boocame ee gobalka Sool Xayle Xasan shire oo waraysi gaar ah siinayey warbaahinta radio Garoowe ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyey dagaalkii dagaalkii maanta iyo qaabkii ay wax u dheceen.

DHEGAYSO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada