Monday 28 May, 2018

DHEGAYSO-Rasaas Ka Dhacaysa Jiidda Hore iyo Ciidamo Xoogan oo Saaka Gaarey.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu hadda ka helayno fariisimadii shalay ay ku dagaalameen ciidamada Puntland iyo Soomaaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacayso rasaas goos goos ah laga dareemayo diyaar garaw kale oo dagaal.

Guutooyin kamid ah ciidamada Difaaca ee Puntland ayaa aroornimadii hore gaaray deegaano cusub oo kamid ah aagaga dagaalka, waxaana la maqlayaa hubka culus oo dhamaan si wadajir ah uga dhacaya Jiidaha dagaalka.

HOOS KA DHEGAYSO CODKA

DHEGAYSO-Wararkii Ugu Dambeeyey ee Fariisimada Dagaalka Tukaraq.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada