Monday 28 May, 2018

DHEGAYSO-Weriye Gaarey Jiidda Hore oo Ka Sheekaynaya Qaabka Dagaalka iyo Wixii uu Arkay.

Mid kamid ah suxufiyiinta ka howlgala deegaamada Puntland gaar ahaan Garoowe ayaa booqday jiidaha hore ee deegaamada ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland, wuxuuna ka warbixiyey wixii uu indhihiisa ku arkay iyo sida dagaalku u socdey.

HOOS KA DHEGAYSO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada