Friday 17 August, 2018

MUUQAAL-Kadib Dagaalka Tukaraq Maxaadan Ogeyn oo Garoowe Ka Socda iyo Isimo Ku Dhawaaqay

Afhayeenka nabadoonada gobolka Nugaal Cabdullaahi Maxamuud Jibriil oo lahadlayey warbaahinta ku hadasha afka dowladda Puntland ayaa waxa uu ka hadlay dagaalkii maanta deegaanka Tukaraq ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland.

Jirbiil ayaa waxa uu sheegay inuu booqday deegaamada lagu dagaalamay ayna ciidanka dowladda Puntland guulo ka gaareen dagaalka wuxuuna shacabka kunool deegaamada Puntland ugu baaqay inay ciidamada garab joogsadaan.

DAAWO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: