VIDEO-Corneal Cumar Faraweyne oo Duleedka Tukaraq Digniin Kaga Dhawaaqay,”Howshu Waa Bilow”.

Xaaladda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa maanta deganayd kadib dagaal ciidamada Puntland iyo Soomaaliland ku dhexmaray maalinimadii shalay.

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Corneal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo maanta warfidiyeenka kula hadlayey duleedka Tukaraq ayaa waxa uu sheegay inay Soomaaliland khasaare gaarsiiyeen howshuna ay bilowtahay.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: