Sunday 27 May, 2018

VIDEO-Faysal Cali Waraabe iyo Shalay Garoowe Ayaan Qabanaynaa Maantana Dagaalka Hala Joojiyo.

Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Soomaaliland Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ka hadlay dagaalada ka socda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, isagoona ugu baaqay dhinacyada ku lugleh inay shuruud laan ku joojiyaan.

DAAWO

SHALAY

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Hal Fikrad Ayaa Laga Dhiibtay Ayaa Laga Bixiyay Warkaan "VIDEO-Faysal Cali Waraabe iyo Shalay Garoowe Ayaan Qabanaynaa Maantana Dagaalka Hala Joojiyo."

  1. Mohamed says:

    Deegaankii fadhiga ciidamada Somalia ayaa ku dhacay gacanta Somaliland taas oo jab kale ah markaa kani dagaal maaha waa dacaayad siyasadeed uu Cabdi Weli Gas ku beer laxawsanayo doorashada soo socda si uu u yidhaa Sool ayaan xoraynayaa markaa talaabada xigtaa waa Garowe ee diyar garooba.

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada