WAR DEG DEG AH-Dagaal Culus oo Hadda Ka Bilowday Qaar Kamid ah Fariisimadii Dagaalka ee Tukaraq.

War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey deegaanka Tukaraq ee gobolka Soola aya sheegaya in dagaal xoogan oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo Soomaaliland uu goor dhoweyd ka qarxay qaar kamid ah fariisimadii ay isku horfadhiyeen ciidamada Puntland iyo Soomaaliland.

Wararka ayaa sheegaya in uu goor dhaw dagaalkaas dib u qarxay ilaa saakana ay socdeen madaafiicda culus ee ay dhinacyadu is dhaafsaneyeen.

HALKAAN KU XIRNO WARARKII UGU DAMBEEYEY

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

One Response to "WAR DEG DEG AH-Dagaal Culus oo Hadda Ka Bilowday Qaar Kamid ah Fariisimadii Dagaalka ee Tukaraq."

  1. Mohamed says:

    Sxbayaal anigaa la xiriiray ciidanka jiida hore wax yar ka hor iyo dadka deegaanka. Dagaal qarxay inuusan jirin ayey hadda ii cadeeyeen warkaan xaqiijiya intaadan soo post gareen.

    Mahadsanid

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: