Monday 28 May, 2018

DHEGAYSO-Garaac CC Ciid oo Karbaashay Beesha Caalamka Fashiliyeyna Qorsheheeda Tukaraq iyo Ingriiska oo Somaliland Wata.

Afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid ayaa sheegay inaysan jirin wax layiraahdo beesha caalamka oo dhexdhexaadin ka dhexwada Puntland iyo Soomaaliland cidda wax waddaana ay tahay Ingiriiska oo si cad u sheegay inuu taageersan yahay Soomaaliland.

DHEGAYSO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada