VIDEO-Ciidankii Khaatumo oo Ku Biiray Dagaalka Tukaraq iyo Saraakiil Ku Dhawaaqay Dagaal.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in cutubyo katirsan ciidamadii Khaatumo ee Cali Khaliif Gallaydh uu heshiiska kula galay Soomaaliland ay klu biireen dagaalka ka socda deegaanka Tukaraq si ay uga qayb qaataan dagaalka ka dhanka ah Soomaaliland.

Mid kamid ah saraakiishii maamulka Khaatumo ee la heshiiyey Soomaaliland ayaa sheegay in maamulka Muuse Biixi uu ka baxay heshiiskii uu la galay Khaatumo ayna hadda diyaar u yihiin sidii ay uga qaybgeli lahaayeen dagaalka ka dhanka Soomaaliland.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

3 Responses to "VIDEO-Ciidankii Khaatumo oo Ku Biiray Dagaalka Tukaraq iyo Saraakiil Ku Dhawaaqay Dagaal."

  1. axmed says:

    Waa dad madaxa looga jiro, waxey u haystaan in iidoor qori ama baabuur dagaal ku aaminayo, idinkaa runta arki doono markii wajiga la idinka saaro runta ee ka taga meesha la idinku dhaho Xoolayohow. ordadhukiina xoreysta ee maamul ka sameysta gaara.

  2. Aarka hargaysa says:

    Axmad kaalay adigu xoree sowdigii maamulka usheganayay

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: