Friday 19 October, 2018

DAAWO-Barnaamij Gaar ah Taariikhda Dheer ee Gobolka Sool.

Gobolka Sool waxa uu kamid yahay gobolada dastuuriga ah ee Puntland, waxaana sidoo kale sheegta Soomaaliland oo ku dacwootay inuu yahay gobol ay siisay dowladdii dalka Ingiriiska oo gumaysanaysay gobolada waqooyi bari ee dalka Soomaaliya.

DAAWO TAARIIKHDA SOO JIREENKA AH EE GOBOLKA 

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: