Thursday 16 August, 2018

DAAWO-Gurmadkii Ugu Xooganaa ee Kayimid Xeebaha Eyl oo Gaarey Tukaraq.

Bulshada kunool degmada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa waxa ay xoolo loogu talagalay ciidanka difaaca dowaldda Puntland gaarsiiyeen deegaanka Bixin ee duleedka Garoowe oo ay kagala wareegeen gudiga difaaca dowladda Puntladn.

DAAWO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: