Friday 22 June, 2018

DAAWO-Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Goor Dhoweyd Ku Dhawaaqay War Shacabka Farxad Geliyey.

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hormuud u ah xukuumadda Puntland ayaa adduun lacageed oo gaaraya $30,000 oo dollarka Maraykanka ah waxa uu ku wareejiyey dalladda agoomaha Puntland si munaasabadda ciidda loogu ciidsiiyo 1000 agoomo ah.

DAAWO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada